Afartan Xadiis

Afartan Xadiis

꾸러미:
com.anico.afartanxadiis
다운로드:
10K
크기:
2.1 MB
지원되는 android 버전:
2.3.3 이상
업데이트 날짜:
2015년4월2일
237
최신 버전:
0.0.1
나이:
각자 모두
무료 다운로드

Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelya- dii Alle ha ahaadeen nabigayagii Muxammad korkiisa, ehelkiisa, asxaabtiisii iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha. Kaddib: Waxaynu ogsoonnahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhig- gana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur'aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga

댓글

관련 콘텐츠