Hal-Abuur Zeko

Hal-Abuur Zeko

꾸러미:
som.example.zeko
다운로드:
10K
크기:
12 MB
지원되는 android 버전:
2.2 이상
업데이트 날짜:
2018년2월21일
60
최신 버전:
1.0
나이:
각자 모두
무료 다운로드

Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah: Diinkuba talaabuu rogaa taag yaraan socodo. Meel tuuryo gaadhuu ku tagi toban dharaaroode. Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye. Adigoo ka tamar weyn maxaa talogal kuu diiday. Waxa kale oo ka mid ah: Hawada sare xidiga joogiyo, adoo dayaxa hiigsanaaya. Ha siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.

댓글

관련 콘텐츠